Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka Ximan iyo Xeeb oo tababar loo furay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee Maamulka Ximan iyo Xeeb oo tababar loo furay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed ayaa tababar socon doono muddo shan cisho ah waxa uu maanta u furay ilaa 20-ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda maamulkaasi.

Shaqaalaha ayaa tababarkan ku qaadan doona casharo ku aadan hanaanka canshuuraadka, koboca dhaqaalaha iyo sidii ay qaybohooda kala duwan isula shaqayn lahaayeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

C/laahi C/raxmaan Tootoole Guddoomiyaha degmada Cadaado oo furitaanka tababarkan ka soo qayb galay ayaa sheegay in ka degmo ahaan uu muhiim u yahay in shaqaalahan la baro habka maareynta canshuuraha.

Waxa sidoo kale halkaas ka hadlay Agaasimaha Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cumar Maxamuud, isaoo sheegay in tababarkan uu shaqaalaha fursad u siin doono inay awood u yeeshaan maareeynta xafiisyadooda iyo qaadista canshuuraha.

Madaxwaynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed ayaa isna hadal dardaaran ah u jeediyay shaqaalaha tababarkan ka faa’iideysanaya, waxaana uu sheegay in tababarkan uu qayb ka yahay dadaal la doonayo in shaqaalaha maamulka lagu dhiso kartidooda, si waxqabadkoodu u noqdo mid waxtar leh.

DSC04728 DSC04729 DSC04730 DSC04734 DSC04735 DSC04737 DSC04739 DSC04740 DSC04741 DSC04742 DSC04744Maxamuud Cabdi Diirshe Cadaado

Previous Post

Madaxweynaha oo culumada ku boorriyay in ay faafiyaan fahamka saliimka ah ee Islaamka si shacabka loo badbaadiyo (Sawirro)

Next Post

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo shir caalami ah uga qeyb galay dalka Ivory Coast “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo shir caalami ah uga qeyb galay dalka Ivory Coast “SAWIRRO”

Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo shir caalami ah uga qeyb galay dalka Ivory Coast “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In