Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale katirsan Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shaqaale katirsan Wasaaradda Beeraha oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiinta wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa aheyd mid lagu soo dhaweynayey ilaa iyo 20-dhalinyaro ah oo kamid ah shaqaalaha wasaaradda Beeraha Soomaaliya, kuwaas oo tababaro kusoo qaatay wadanka Austria.

Tababarka ay soo qaateen shaqaalahaan katirsan Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa soconayey mudo laba bilood ah, waxaana lagu baranayey horumarinta Beeraha.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha Soomaaliya Mudane Xaamud Cali Xasan oo kahadlay Munaasabadda ayaa sheegay in shaqaalahaan ay ka filayaan wixii ay soo barteen in ay uga faaiideeyaan beeraleyda dalka.

“Runtii baahi weyn ayaan u qabnay in shaqaalaheenu ay helaan tababar nuucaan oo kale ah, sababtoo ah waxey taas qeyb ka qaadaneysaa inan hormarino wax soo saarkeena beeraha oo keenaya inan dalka dibadiisa u dhoofino wixii aan soo saarnay”ayuu yiri wasiir ku xigeenka Beeraha.

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa ku howlan horumarinta beeraha dalka, iyada oo kaashaneysa Hay”ado caalami ah oo ka shaqeeya dhinaca Beeraha.

Previous Post

R/wasaare kuxigeenka Dalka”fikradaha xagjirnimada iyo kuwa dhiiga dadka banaystay waxaa looga gudbi karaa aragti midaysan+sawiro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uga digay ciidanka Militariga in fasax la’aan ay magalada hub ku dhexwataan

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uga digay ciidanka Militariga in fasax la’aan ay magalada hub ku dhexwataan

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo uga digay ciidanka Militariga in fasax la’aan ay magalada hub ku dhexwataan

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In