Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale loo soo xiray tababar ku saabsan dab-damiska

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dab ka kacay suuqa shidaalka Jowhar oo lagu guuleystay in la damiyo{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaaha Guddoomiyaha gobalka banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee Maamulka Gobalka iyo mas’uuliiyin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban oo tababar loogu soo xirayay shaqaale la barayo gurmadka deg deg ah ee dabdamiska.

Shaqaalahan tababarka loo soo xirayay oo tiradoodu gaareyso 22 ayaa waxaa la baray sida ay uga qeyb qaadan lahaayeen gurmadka deg dega.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha waaxda dabdamiska dowladda Hoose ee Xamar Cabdulaahi Saney oo munaasabada ka hadlay ayaa tilmaamay in mudadii uu tababarka socday dhalinyarada la baray habka ay ugu gurman lahaayeen marka uu meel dab kaco iyo sida ay u maareeyn lahaayeen arrintaasi.

Ku-simaha Guddoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo soo xiray tababarka ayaa ku bogaadiyay howl wadeenada Damdamiska Dowlada Hoose ee Xamar ee u qaabilsan maareynta musiibooyinka deg dega ah in wixii loo tababaray ay ugu adeegan bulshadooda, ay u istaagaan sidii ay u gudan lahaayeen howlaha loo idmaday.

Maamulka gobolka ayaa ku guuleystay in caasimadda uu ka hirgeliyo shaqaalaha gurmadka deg deg ah ee qaabilsan maareeynta musiibooyinka dabiiciga ah.

 

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Doorka dhallinyarada ee horumarka dalka oo laga hadlay

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Doorka dhallinyarada ee horumarka dalka oo laga hadlay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In