Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqooyinka Hortebinta Leh Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Laga Shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shaqooyinka Hortebinta Leh Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Laga Shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane Maxamed Cali Maxamuud iyo Wasiiru dowlaha Mudane Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa maanta shir xog iswaydaarsi iyo isbarasho ah la yeeshay Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasime waaxeedyada & la taliyeyaasha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guryeynta DFS.

Ugu horayntii Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa la wadaagay agaasimeyaasha in la dar-dargaliyo shaqada Wasaaradda oo laga dhaqaajiyo halka ay maraso hadda. dhammaan agaasime waaxeedyada Wasaaradda ayuu faray in waax kasta ay la wadaagto shaqada ay qabato halka ay maraso, waxyaabihii u qabsoomay iyo waxa u dhiman.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiiru dowlaha Wasaaradda ayaa bogaadiyey S/G Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay in loo baahanyahay waqti dheeraad ah oo waax kasta ay kusoo bandhigto shaqada ay qabato isla markaana la diyaariyo saddex berri oo is-arag ah Madax Wasaaradda, Agaasimeyaasha iyo Hawl wadeenada.

Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyada & la taliyeyaasha Wasaaradda ayaa soodhoweeyey, waxaana lagu balamay shirka is-aragga ah ee Madaxda Wasaaradda, Agaasimeyaasha iyo Hawl wadeenada.

Previous Post

Shaqooyinka Hortebinta Leh Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo Laga Shiray

Next Post

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

Next Post
William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

William Samoei Ruto Oo Loo Doortay Madaxweynaha Kenya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In