Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Sheekh Kenyaawi iyo Shacabka Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Barnaamijyada, Maqaallo, Wararka
0
Sheekh Kenyaawi iyo Shacabka Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tani waa talaaabo ku cusub dadyowga Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo Gobalada kale ee dalka ku sugan, kaddib markii Muxaadaro Diini ah oo dhowr qeybood leh balse ciwaankeedeeda ugu weyn uu ahaa Cafi Walaalkaa uu magaalada Muqdisho ku qabtay Sheekh Maxamad Ibraahim Keynyaawi.

 

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dadweyne ka badan 10 kun ayaa isugu soo baxey Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, gaar ahaan garoonka Koonis Stadium si ay uga faaaideystaan Muxaadarada Diiniga ee Sheeekha.

Dareenka Dadka waxaa uu ahaa mid ka duwan xaaladihii hore ee dhici jirtey mararka qaaar iney isugu soo baxaaan balse tani waxa ay ku muujinayeeen Dadka Caasimadda iney diyaar u yihiiin iney is cafiyaan una heeelanaayeen iney dhageystaaan    culumadoooda kheyrka iyo wanaaaga faafinaya.

Muqaal baahiyeyaasha qaar iyo shacabka adeegsada baraha bulshada ayay dadka aan jooogin goobta tooos  ugala socdeen.

Dhamaan dadkii ka qeybgaley Muxaaadarada ayaa goobta isku wada cafiyay si calool fiyooobi oo qushuuc ay ku jirto, halka  dadka baraha bulshada dhankooda si lamid ah ay cafintaaasi uu qofkasta Bartiisa uu ku leeyahey internetka ku soo qorayay wan ku cafiyy walaaal adiguna I cafi.!!!

Waxeyna Aheyd sababtii aan u doortey inaan qoro warbixintan aan ugu magacdarey Sheekh Kenyaawi iyo shacabka Muqdisho.

Sheekh Maxamed Ibraahim Keynyaawi aad ayuu ugu  mahadsanyahey talaaabadiisii ku dayasha mudnayd, waxaana rajeyenynaa in wadadan uu furey Sheekhu iney noqoto mid culumo badan oo Soomaaliyeed ay ku deydaaan, si dadkooda iyo Shacbkoodaba  ay uga Faa’iideyaan Cilmiga Diinta oo ay maanta u baaahanyihiin sida aad aragteenba.

Kullanka qiimaha xambaarsanaa ee dadyawga intaaa la’eg  iney isugu sooo baxaan waxaa suura geliyey waa Amniga maanta ee Caasimadda ka jira oo kaalintii ugu weyneyd ay ka  cayaaartey dowladda federaaalka Soomaaliya laamaheeda ammaanka iyo Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta oo casuuntay Sheekh Ibraahim Kenyaawi.

Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan dadka reer Muqdishana waxaan uga Mahdcelinayaa dooorkooda iyo sida Sheekh Keynyaawi ay usooo ajiibeeen Muxaadariisa Cafi Walaalkaa kuwaasi oo soo buux-dhaafiyey garoonka Koonis Stadium e magaalda Muqdisho  oo muxaadarada Sheekh Kenyaawi ka faa’iideystay. Horumarka Muqdisho waa mid shacabka ay hormuud ka yihiin oo muxaadaradan   ay ka marqaati  u tahay.

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi adigana wad ku mahdsantahy tallaabadan tanaadey ee aad usoo qaadey sidii Dadkagii Soomaaliyeed ay isku saamixi lahaaayeen, waxey ahyd masuuliyad kaa saarneyd dadkaagii, waxaana kaa rajeyneynaa in aad muxaadarooyin badan aad la wadaagi dooonto adiga iyo culamada ee kula midka ahba.

By C.risaaq Sheekh Ibraahim Sheekeeye

 

Previous Post

Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qasaare loogu geystay Al-Shabaab Baarsanguuni “SAWIRRO”

Next Post

Al-Shabaab oo Dad rayid ah ka Af-duubtay Galgaduud

Next Post
Al-Shabaab oo Dad rayid ah ka Af-duubtay Galgaduud

Al-Shabaab oo Dad rayid ah ka Af-duubtay Galgaduud

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In