Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo shahaado sharaf la guddoonsiiyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo shahaado sharaf la guddoonsiiyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan shahaado sharaf lagu guddoonsiinayay Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo muddo afar sano ah casharka tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah ka akhrinayay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay culimaa’udiin, Golaha Abwaanada Soomaaliyeed, maamulka Idaacadda iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu xarunta xarunta Idaacadda Kulmiye ee Muqdisho.

Agaasimaha Idaacadda Kulmiye Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo ugu horeyn madasha hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in u jeedka xafladda ay tahay in Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ay guddoonsiiyaan shahaado sharaf oo ku saabsan weyneynta Qur’aanka Kariimka.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Sheekh  Abuukar Xasan Maalin oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa  sheegay in Sheekha uu muddo bulshada u gudninayay casharka tafsiirka Qu’aarka Kariimka, isla markaana uu uga mahadcelinayo sida uu bulshada u fahamsiiyo casharada la xiriira tafsiira Qura’anka.

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo gabo gabadii xafladda hadal ka jeediya ayaa uga mahadceliyay maamulka Idaacadda Kulmiye shahaado sharafta ay guddoonsiiyeen

IMG_0744 IMG_0749 IMG_0756 IMG_0774 IMG_0796 IMG_0801 IMG_0814 IMG_0822 IMG_0847 IMG_0868 IMG_0921 IMG_0925

Xigasho Sawirrada:-Radio Kulmiye

Previous Post

Saraakiil boolis oo la geynayo goobaha laga xoreeyay Shabaab oo tababar loo soo xiray

Next Post

Madaxweynaha: “Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhexeeya xiriir wanaagsan oo soo jireen ah’’ SAWIRRO

Next Post
Madaxweynaha: “Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhexeeya xiriir wanaagsan oo soo jireen ah’’ SAWIRRO

Madaxweynaha: "Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhexeeya xiriir wanaagsan oo soo jireen ah’’ SAWIRRO

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In