Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shiinaha oo shaaciyay in ay xabsiyo ku hayaan 13-kun oo muslimiin ah

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shiinaha oo shaaciyay in ay xabsiyo ku hayaan 13-kun oo muslimiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madax ka tirsan Shinaha ayaa sheegay in laga soo bilaabo sanadkii 2014 ay xabsiyo ku yaalla gobolka Xinjiang  ee dhaca galbeedka fog ay ku hayaan 13-kun oo muslimiin ah oo ay ugu yeereen argagixiso sida ay maanta shaacisay dowladda dalkaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Hadaladaasi ayaa u muuqda siyaasad dheer oo dowladda dalkaasi ay ku difaaceyso qorshaha midab takoorka  ah ee ay ku heyso dadka muslimiinta ah,gaar ahaan kuwa asalkoodu yahay Turkiga.

Shinaha waxa soo wajahay wallaac kordhaya oo ka imaanaya beesha caalamka,gaar ahaan khuburo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xerooyin ama xarumo gaar ah lagu hayo dad muslimiin ah oo u badan Uighurs  ,kuwaas oo gaaraya hal Milyan oo ruux.

Beijing ayaa sheegtay in ay u baahan tahay tallaabooyin ay ku qaaddo cabsida mileteri ee kooxaha muslimiinta,waxayna xarumaha lagu hayo muslimiinta ku tilmaantay kuwo dhaqan-celin ah.

Tan iyo sanadkii 2014-kii gobolka Xinjiang waxaa ka dhacay shaqaaqooyin gaaraya 1,588,waxaana la qabtay 12,995 ruux halka gacanta lagu dhigay 2-kun oo walxaha qarxa ah,iyadoo dad gaaraya  30,645 ay saameeyeen culeys ka yimid dowladda Shinaha.

Previous Post

Maamulaha xarunta agoonta gabdhaha Boondheere oo ka warbixisay booqashadi wafdiga Djibuuti ee xaruntaasi”Dhageyso”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay dadkii maleeshiyada Al-Shabaab ku laayeen deegaanka Goof-gaduud

Next Post
Arxanlaawe qiil ma leh (Warbixin)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay dadkii maleeshiyada Al-Shabaab ku laayeen deegaanka Goof-gaduud

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In