Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shil tareen oo qasaaro xoogan sababay oo ka dhacay dalka Mexico”Sawirro”.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Shil tareen oo qasaaro xoogan sababay oo ka dhacay dalka Mexico”Sawirro”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

23 qof ayaa ku dhintay in kabadan 70 kalane dhaawac ayaa kasoo gaaray  kadib markii ay isku dhaceen labo tariin Caasimada wadanka Mexico ee metro.

Kooxaha gurmadka deg deg ayaa ku howlan badbaadinta dad kale oo wali lagu la,yahay shiilkaasi sidoo kale duqa magaalada Claudia Sheinbaum oo tagay goobta shilka uu ka dhacay ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka  ku sheegay in wali howl-weenada gurmadka ay wadaan soo daad gureynta iyo caawinta dadka ay waxyeelada kasoo gaareen shilkaas .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale warbaahinta gudaha wadankaas ayaa soo tabaneyso in shilka uu ka dhacay buunda weyn oo ay maraan tareenada hase ahaate muuqaalada ay ka duubeen ay muujinayaan inay jiraan qasaarooyin intaa ka badan maadaama uu bur bur xooggan uu soo gaaray buundada.

Previous Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adda Cesvi oo heshiis kala saxiixday

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay’adda Cesvi oo heshiis kala saxiixday

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hay'adda Cesvi oo heshiis kala saxiixday

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In