Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir dib-u-heshiisiin ah oo lagu soo gabo gabeeyay Degmada Doolow

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shir dib-u-heshiisiin ah oo lagu soo gabo gabeeyay Degmada Doolow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uliyin ka tirsan Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ka qayb galey xiritaanka shirka dib u heshiisiineed oo ka socday Degmada Dolow ee Gobalka Gedo, kaasoo ay ka qayb kaleen ergooyin ka kala socdey Degmooyinka Gobalka

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka bilaabey hirgelinta sharciyadda gawaarida, taas oo dhwaan Maamulka uu soo rogey inaan magaalda lagu arki karin gaari aan sharci laheyn.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Mas’uliyintan ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland gaar ahaan Wasiirka Wasaaaradda Amniga Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur,  Wasiiru ku xigeenka Wasaaarada Arimaha Gudaha Jubbaland Mudane Cabdiraxman Maxamed Xasan, Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isaaq qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Degmoyinka Gobalka Gedo iyo qeybaha bulsshada rayidka ayaa maanta ka qayb kalay xiritaanka shirkan soo socday muddo shan maalmood ah, oo ku saabsanaa dib-u-heshiisiinta dadka wada dega Gobalka Gedo.

Ugu horayn  Shirkan ayaa waxaa ka hadlay dhaman ururada bulshada rayidka iyo sido kale mas’uuliyiinta Degmoyinka Gobalka Gedo, kuwaasi oo ka hadlay waxyabaha laga dhaxlay shirkan inta uso socday.

Guddoomiye ku-xigeenka Gobalka Gedo Sheeq Maxamed Xuseen Isaaq Alqaadi ayaa sheegay intahay tallaabo lagu farxo in lagu guuleystay xalinta walaalaha qilaafku ka dhaxeeyay.

Wasirka Wasaaaradda Amniga ee Dowlad Gobaledka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa bogaadiyay dhaman bulshada rayidka in ay ka qayb qaataan horumarka iyo Nabad gelyada Dalka gaar ahaan tan Gobalka Gedo.

 

 

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo siminaar u furay macalimiin

Next Post

Magaalada Garoowe oo ay ka socota u diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Magaalada Garoowe oo ay ka socota u diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka “SAWIRRO”

Magaalada Garoowe oo ay ka socota u diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka "SAWIRRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In