Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan horumarinta adeegyada muhiimka u ah bulshada oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan horumarinta adeegyada muhiimka u ah bulshada oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka ayaa maanta Muqdisho ku qabatay shir Qaran oo looga arinsanayo sidii si wadajir ah looga shaqeyn lahaa xoojinta adkeysiga bulshada Soomaaliyeed iyadoo xooga la saarayo baahiyaha degdegga ah iyo sidii lagu gaari lahaa xal waara.

Shirka sidoo kale waxaa lagu daahfuray Qorshaha u diyaargarowga Xasaradaha Cunada ee Soomaaliya, kaasoo looga gol leeyahay in loo guuro dhinaca horumarka joogtada ah iyadoo wax laga qabanaayo caqabadaha beni’aadamnimada ee jira. Waxa kale oo uu qorshuhu xoogga saarayaa muhiimadda ay leeyahay isu-dubbarid nidaamsan oo dhexmara saamileeyda kala duwan si loo gaaro u adkeysiga musiibooyinka.

Related posts

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026

Shirka waxaa uu socon doona muddo saddex maalin ah, waxaana ka soo qeybgalay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Saaxiibada caalamiga ah.

Previous Post

Howlgal qorsheysan oo laga fuliyey deegaanka Deynuunaay ee Gobalka Baay

Next Post

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

Soomaaliya oo loo ogolaaday inay bixiso Baasaboorka Bulshada Bariga Afrika

February 17, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya Ururka Bulshada Bariga Afrika...

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

February 17, 2026
0

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Taalada ah booqasho rasmi ah ku imaanaya Magaalada Addis Ababa, ee...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In