Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan looga hadlayay la tashiga Siyaasadda iyo Sharciga Waraabka Soomaaliya oo ay hormuud ka tahay wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho,kaas oo socon doona muddo Laba Cisho ah.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Inta uu socdo shirkan, waxaa ka qeybgalaya masโ€™uuliyiinta wasaraadda Beeraha XFS, xubno ka kala socda hayโ€™adaha Dowladda,iskaashitooyinka Beeraleyda iyo qaar kamid ah ganacsatada.

Kulankan ayuu ujeedkiisu yahay sidii looga talo bixin lahaa hirgelinta sharcigaasi oo in muddo ah ay ku howlaneed Wasaradda Beeralaha.

Waxaa lagu soobandhigay goobta,muuqaalo iyo warbixino ka tarjumaya muhiimadda dalka uu u leeyahay dhulbeerrdka oo Soomaaliya oo lagu qayaasi 8.1 Milyen oo Hectares heerka lagu cabiro baaxadda dhuleed iyo wax soo saarkiisa,iyo baahiyaha loo qabo dayactirka webiyada dalka Mara,kalaanbiyoodyada,kafaaidaysiga xili roobaadka iyo sida looga gudbi karo caqabadaha yimaada marka biyo laโ€™aan ay dhacdo.

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid oo k ahadlay furitaanka kulankan ayaa siweyn uga hadlay ahmiyadd asharcigan iyo yoolka ay hiigsanayso wasaaradda Beeraha Soomaaliya.

โ€œWaxaa sharaf inoo ah in aan saka halkan u joogno furitaanka shirka ka doodista sharciga waraabka Soomaaliyeed oo in mudo ah soo socday oo gebo gebadisia kujirno,waraabku wuxuu ahmiyad u leeyahay beeraha haduu uusan jirin beeruhu majirin,wadankayna waxaa soo gaaray burbur xoogan,gaar ahaan kaabayaasha beeraha,taasi o ka imaanaysay fatahaadaha ama dayactir laโ€™aant ain muddo ah haysatay,dowladda Soomaaliya,waxaaa ay xooga saaraysaa in muhiimad gaar ah la siiyo horumarka kaabiyaasha beerahaโ€. Ayuu yiri wasiir Ciid.

Sharciragn waraabka ayaa wadatashiyadiisa in muddo ah soo socday ,iyadoo sidoo kale la geeyey gobolada dalka,si bulshadu ay uga talabixiso iyo maamulada,waxaana uu maraya heer gebo gebo ah.

Previous Post

Wasiir Goodax iyo Xildhibaanno Baaq u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hiiraan & Galgaduud

Next Post

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka qorsheynta oo ka wada hadlay qorshaha Horumarinta Qaranka+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In