Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir Looga Hadlaayo Xaladda Barakacayaasha Oo Muqdisho ka Furmay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Shir Looga Hadlaayo Xaladda Barakacayaasha Oo Muqdisho ka Furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed oo Maanta Shirka Wadatashiga Barakacayaasha soo qaban qaabisay, islamarkaana,waxaana looga hadlay xaaladaha iyo sida loo maareyn karo dadka Barakacayaasha ah ee ku nool xeryaha Barakacayaasha ee Gudaha Dalka.

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Maxamuud Macalin Cabdulle oo Furay Shirka Wadatashiga Arrimaha Barakacayaasha, oo ay ka soo qeyb galeen Hay’adaha Maamul Goballeedyada, QM UNHCR iyo IOM.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirkaan, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka socotay qaar ka mid ah Hay’adaha,Wasiiro ka socday Wasaaradaha dowlad Goballeedyada Xubinta ka Dowladda Federaalka Soomaaliya , Saraakiisha Xafiisyadda sida Madaxtooyada Villa Somalia, Hay’adaha UNHCR, IOM, qaar ka mid ah mas’uuliyiinta NGO-yada gudaha dalka, Ururada iyo horjoogayaasha xeryaha Barkacayaasha, Ururada Aan Dowliga aheyn.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee loo soo gaabiyo “SoDMA” Maxamuud Macalin Cabdulle oo ka hadlay waxyaabaha looga hadlayo mudada uu socdo, ” Waxaa looga arrinsan doonaa sidii Gargaar loogaarsiin lahaa,Bulshada Soomaaliyeed oo abaaro ku habsadeen muddooyinkii u danbeeyay,Iyo sidii ay dadka kale ula sinaan lahayeen dhankasto,Caafimaad,Waxbarashada, hooyga ay ku hoyanayaan,Waxkasto oo Bini’aadamka u ah lagama maarmaam”.Ayuu yiri Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle.

Previous Post

Ciyaartooyada17jirada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Koonfur-galbeed Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur-galbeed Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur-galbeed Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gashaandhigga "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In