Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya oo lagu wado in la soo gabo gabeeyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya oo lagu wado in la soo gabo gabeeyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka oo ah mid wada tashi ah oo looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo daaqa ee dowlada Soomaaliya oo kaashaqaneysa Midowga Yurub, xafiska kheyraadka xoolaha ee Midowga Afrika iyo hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada iyo beeraha ee FAO ayaa galay maalintiisa labaad waxaana ka qeyb galaya Wasaaradaha xanaanada xoolaha ee dowlad goboleedyada dalka.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya , gudiga kheyraadka ee baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale wakiilo ka socday urur goboleedka IGAD iyo dhaqaatiir,waxaana agaasimaha guud ee Wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee dowlada Soomaaliya uu ugu horeyn ka qeyb galayaasha u faah faahiyay ujeedada kulanka oo ay ka mid ahayd sidii loo heli lahaa qorshe mid ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Kulanka oo diirada lagu saarayo hanaanka horumarinta qorshaha Xanaanada Xoolaha Soomaaliya, islamarkaana ka qeyb galayaasha kulanka ay ka doodayaan xanaanada xoolaha Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa ayaa lagu wadaa in maanta lasoo geb gabeeyo oo ay kasoo baxaan qodobo saldhig u ah horumarinta xanaanada xoolaha Soomaaliya.

vlcsnap-2016-06-05-11h41m21s118 vlcsnap-2016-06-05-11h42m16s161 vlcsnap-2016-06-05-11h42m30s30 vlcsnap-2016-06-05-11h42m48s220 vlcsnap-2016-06-05-11h43m27s102 vlcsnap-2016-06-05-11h43m48s30 vlcsnap-2016-06-05-11h44m07s254 vlcsnap-2016-06-05-11h44m19s118 vlcsnap-2016-06-05-11h44m54s206 vlcsnap-2016-06-05-11h45m18s188 vlcsnap-2016-06-05-11h45m32s72 vlcsnap-2016-06-05-11h45m53s27 vlcsnap-2016-06-05-11h46m07s169 vlcsnap-2016-06-05-11h46m35s178

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani

Next Post
-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani

-5 June 2016Ciidanka kumaandooska oo maleeshiyaad ku dilay deegaanka Beerxaani

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In