Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay amniga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Denmark “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay amniga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Denmark “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya oo uu ka qeyb-galay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo xubno kale ayaa lagu soo gabo gabeeyay magaalada Copenhagen ee dalka Demark.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalka Denmark Martin Lidegaard, Wasiirka Ganacsiga Denmark Mogens Jensen, qaar ka mid ah mas’uuliyiin ka socday hay’adaha ku shaqada leh dhanka amniga iyo kuwa kale oo taageera Soomaaliya, waxaana inta uu socday lagu gorfeeyay arrimaha ammaanka Soomaaliya iyo horumarka ay dowladda ka gaartay dhanka Nabadgelyada.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga,  la dagaallanka xagjirka ah Al-Shabaab, burcad badeedda iyo dhismaha maamul goboleedyada dalka oo meel wanaagsan maraya.

Wasiirka Ganacsiga Denmark Mogens Jensen ayaa sheegay inay ka go’antahay sidii ay u taageeri lahaayeen dowladda Soomaaliya, isla markaana 50% dhaqaalaha ku baxaya arrimaha amniga iyo dhismaha Maamul Goboleedyada dalka ay saddaxa sano ee soo socota ka caawinayaan Soomaaliya

Shirka oo ahaa mid hal maalin ah ayaa gabo gabadii dowladda Soomaaliya lagu ammaanay horumarka xagga amniga ee ay sameysay.

11051098_1040429852651332_1618153789_n 11074671_1040438295983821_1372010204_n 11088689_1040427489318235_1460124913_n 11104090_1040438122650505_1996189804_n 11106487_1040437925983858_1191849157_n

Sahra Maxamuud Cali (Zusana)

Previous Post

DAAWO SAWIRADA MEYDADKA KOOXDA UGUS EE LAGU LAAYAY HOTEL MAKA AL-MUKARAMA

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Safiirka Soomaaliya ee Talyaaniga oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In