Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay cilmi baaris ku saabsan dhanka caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii ugu horeeyay ee cilmi baaris caafimaad oo ay soo qaban qaabiso Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo Teknoloojiyada ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen xeel dheerayaal caafimaad oo ka kala yimid Dalka iyo Dibadda ayaa diirada lagu saaray baahida loo qabo sare u qaadista iyo tayeynta cilmi baarista caafimaad ee laga sameeyo Soomaaliya.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Dr. Axmed Baashi Cumar Cabdi ayaa ugu horeyn oo ka warbixiyay ujeeddada shirka ayaa xusay inay lagama maarmaantahay in la helo quburo arrinta gacan ku siisa ardayda.

Guddoomiyaha Jaamacada Jamhuuriya Injineer Maxamuud Axmed Jimcaaleoo ka hadlay munaasabada furitaanka shirka ayaa raja weyn ka muujiyay in guusha laga gaaray shirkan mid ka wanaagsan la gaari karo hadii la helo iskaashi dhex mara Jaamacadaha dalka.

Xamdi Jaamac Maxamed oo ku guuleysatay Abaal marinta cilmi baarista ugu wanaagsann ee lagu soo bandhigay shirka ayaa dhankeeda bogaadisay dadaalka uu Maamulka Jaamacadda Jamhuuriya galiyay agaasinka shirkan iyada oo hoosta ka xariiqday in ay guul u tahay guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed qabsoomidda shir noocaan ah.

Prof. Cabdi Geelle oo ah cilmi baare ka tirsan Jaamacada Oslo ee dalka Norway ayaa tilmaamay in ay tahay guul weyn in Soomaaliya ay qeyb ka noqoto sameynta culuumta oo ay saldhig u tahay baaritaannada caafimaadka.

Previous Post

Kulan lagu xoojinayey xiriirka booliska Soomaaliya iyo Turkiga oo ka lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne “SAWIRRO”

Guddoomiye ku xiggeenka 1aad ee Maamulka G/banaadir oo Xarigga ka jaray Kawaanka Malaayga ee Xamar weyne "SAWIRRO"

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In