Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay dardargelinta arrimaha gargaarka oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay dardargelinta arrimaha gargaarka oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo Saraakiil ka socatay Hay’adda Caalamiga ayaa ka qeyb galay shirka Madasha Xiriirinta Arrimaha Beni’aadannimada Galmudug oo lagu qabtay Gaalkacyo.

Shirka madasha xiriirinta arrimaha beni’aadannimada Galmudug oo ay soo agaasintay Wasaaradda gargaarka Galmudug isla markaana ay ka soo qeyb galeen saraakiil ka socatay Hay’addaha deeq bixiyayaasha caalamigaa N.G.O-yada maxaligaa hay”adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Galmudug maamulka gobalka Mudug iyo kan dagmada Gaalkacyo

Related posts

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026

Shirkaan oo ujeedkiisu yahay dardar galinta arimaha Gargaarka ayaa waxaa intii uu socday warbixino looga dhageystay xubnihii ka socday Hay’addaha Maxaliga, Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille iyagoo warbixin guud ka siiyay Saraakiishii ka socatay Hay’addaha Caalamigaa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdullaahi Cali oo markii uu kulanku soo idlaaday kadib uga warbixiyay waxyaabihii looga hadlay ayaa u sheegay in uu qeyb ka yahay kulamada joogtada ah ee Wasaaraddu qabato loogana hadlayay arrimaha samafalka iyo gargaarka qodabada maanta looga hadlayna waxa uu xusay inuu ugu muhiimsanaa sidii gargaarka loo gaarsiin lahaa deegaannada laga xoreeyay khawaarijta ee haatan shacabka ku nool ay dareemeen neecaawda Dowladnimo

Dhinaca kalana Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye ,oo ay warbaahinta Qaranku wareysi gaar ah kala yeelatay ajandaha kulanka ayaa sheegay in wax badan ay qabsoomeen balse haatan xoogga la saarayo deegaannada khawaarijta laga xoreeyay sidii loo gaarsiin lahaa gargaarka ayna kala hadleen Hay”addaha Maxaligaa iyo kuwa Caalamigaa la iskuna afgartay

Previous Post

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah kala wareegtay Imaaraadka Carabta

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xilal cusub

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xilal cusub

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay xilal cusub

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In