Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gebo gabeeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay hanaanka dib u heshiisiinta oo la soo gebo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo socday laba-maalmood waxa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ay la tashi kala sameynaysa Maamulka iyo qeybaha bulshada gobolka Banaadir diyaarinta hannaanka dib u heshiisiinta Qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Shirka qeybtiisa koowaad oo shalay dhacay waxa Wasaaraddu ay la kulantay Wakiilo ka socday hey’adaha dowliga ah ee gobolka Banaadir, halka maanta Wasaaraddu ay la kulantay ururada bulshada rayidka ee gobolka Banaadir

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisinta Soomaaliya Cabdullaahi Maxamuud Xasan Azhari waxa uu sheegay in la tashiyadaan oo Wasaaraddu ay ka biloowday gobolka Banaadir la gaarsiin doono gobolada dalka.

Agaasimahaha Guud ee Amniga iyo siyaasadda ee gobolka banaadir Cabdifataax Cali Xasan oo ka hadlay kulanka ayaa waxa uu soo dhaweeyay la tashiyada Wasaaradda Arrimaha gudaha la sameynayso bulshada qeybaheeda kala duwan.

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamed Maxamuud ayaa  tilmaamay in Wasaaraddu ay diirada saarayso sidii loo heli lahaa aragtida bulshada Soomaaliyeed oo muhiim u ah diyaarinta Hannaanka Qara ee dib u heshiisiinta.

Previous Post

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo bilowday hirgelinta mashruuc looga maarmayo isticmaalka dhuxusha “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In