Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay iskaashiga iyo horumarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay iskaashiga iyo horumarka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wada tashiga  ah ay soo qaban qaabisay Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga  dalka, ayna ka soo qeybgalaeen mas’uulayiinta  qaar ka mid ah Wasaardaha dowladda Federaalkaiyo xubna ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadlayay sidii iskaashi ay u yeelan lahaayeen wadamada soo karaya  oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay.

Mas’uulayiinta ka qeyblay shirka ee ka socday   hay”adda South-South Cooperation oo hoos timaada Qaramada Midoobay iyo Wasaaradaha dowladda Federaalka ayaa la isku dhaafsaday aragti la xariiriira halka Soomaaliya ay iminka ka joogta arrimaha dhaqaalaha, wax soorka  iyo teknoolijiyada, iyadoo xubnahii ka socday Jimiciyadda Qurumaha ka dhaxeysa ay aad u amaaneen horumarka  ay Soomaaliya ay ka sameysay arrimahaasi.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisiis Cabdi Diirshe oo Warbaahinta Qaranka la hadlay shirka kaddib ayaa sheegay in kulankan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay bulshada Soomaaliyeed, waxaana uu intaa ku daray inay joogteynayaan shirarka nuucaani oo kale ah.

“Shirkan waxa uu ku saabsanaa iskaashiga wadamada soo koraya iyo sida ay isaga kaashan lahaayeen horumarinooda, waxaana la aruurinayaa xog dhab ah oo ku saabsan xiriirada ka dhexeeya wadamada soo koraya, si wada jir looga wada shaqeeyo baahiyaha muhiimka ah, waxaana qorshuhu yahay in wadamada soo koraya ay ka xoroobaan kaalmada shisheeye” ayuu yiri Cabdisiis Cabdi Diirshe.

vlcsnap-2016-05-31-16h08m49s87 vlcsnap-2016-05-31-16h09m12s63 vlcsnap-2016-05-31-16h09m19s109 vlcsnap-2016-05-31-16h09m26s167 vlcsnap-2016-05-31-16h09m41s27 vlcsnap-2016-05-31-16h09m54s195 vlcsnap-2016-05-31-16h10m02s15 vlcsnap-2016-05-31-16h10m11s94 vlcsnap-2016-05-31-16h10m22s202 vlcsnap-2016-05-31-16h10m36s104 vlcsnap-2016-05-31-16h10m48s218 vlcsnap-2016-05-31-16h11m14s198 vlcsnap-2016-05-31-16h11m23s43 vlcsnap-2016-05-31-16h11m35s172 vlcsnap-2016-05-31-16h11m47s34 vlcsnap-2016-05-31-16h11m55s132 vlcsnap-2016-05-31-16h12m03s201 vlcsnap-2016-05-31-16h12m09s14 vlcsnap-2016-05-31-16h12m17s80 vlcsnap-2016-05-31-16h12m24s152 vlcsnap-2016-05-31-16h12m33s235 vlcsnap-2016-05-31-16h12m40s61

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu qabtay-sawirro

Next Post
kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu qabtay-sawirro

kulan looga hadlayay arrimaha Federaalka iyo xuduudaha oo Cadaado lagu qabtay-sawirro

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In