Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha ee Imaaraadka Carabta ayaa waxaa diiradda lagu fursadaha maalgeshiga iyo horumarinta Soomaaliya, kaasi oo ay si wada jir ah u shir guddoominayeen Wasiirka Arrimaha dibadda iyo maalgeshiga ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar iyo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda ee Imaaraadka Khalid Ghanim Al Ghaith.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta Khalid Ghanim Al Ghaith oo ugu horeyn kulanka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in shirkan uu sare u qaadayo fursadaha ku aadan in maalgeshi lagu sameeyo gudaha Soomaaliya, waxaana uu cadeeyay in shirka la isku raacay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal ka dhexeeya, isla markaana ay ganacsatada Imaaraadku maalgeshi ugu sameysan lahaayeen gudaha Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo ka hadlayay gaba gabadii shirka ayaa sheegay in kulanka uu guul ku soo dhamaaday, isla markaana ay sii xoojineyso xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Wasiirka ayaa dowladda Imaaraadka Carabta ku amaanay taageerada ay mar waliba la garab taagantahay shacabka iyo dowladda Soomaaliya, isagoo intaa ku daray

Shirka ayaa markii uu soo idlaaday kaddib waxaa jiray kulamo gaar gaar ah oo ay mas’uuliyiinta labada dhinac yeesheen, kuwaasi oo la isku raacay in Imaaraadka Carabta ay ka faa’iideysan doonto fursadaha Maalgeshi ee ay Soomaaliya soo bandhigeyso, hadii ay ahaaan lahayd ka faa’iideysiga kheyraadka badda, dalxiiska, tamarta, dhaqaalaha, iyo ganacsiga labada dhinac.

1 2 3

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo codsaday in lala shaqeeyo

Next Post

Siminaar baydhabo loogu furay shaqaalaha Wasaaradaha koonfurgalbeed iyo kuwa dowladaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Siminaar baydhabo loogu furay shaqaalaha Wasaaradaha koonfurgalbeed iyo kuwa dowladaha Hoose “SAWIRRO”

Siminaar baydhabo loogu furay shaqaalaha Wasaaradaha koonfurgalbeed iyo kuwa dowladaha Hoose “SAWIRRO”

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In