Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo Dastuurka oo ka furmay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
SAWIRRO:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Furay Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo maanta waxaa shir looga hadlayo Dastuurka uga furmay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaardaha arrimaha Dastuurka Maamul Gobaleedyada Dalka, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya.

Kulanka farsamo iyo isxog wareysiga ee Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha arrimaha Dastuurka ee Heer Federaal iyo Heer dowlad Gobaleed ayaa waxaa lagu soo bandhigayaa muddada uu socdo iyo halka uu marayo geedi socodka Arrimaha Dastuurka, iyadoo laga wada tashan doono sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurka Dalka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Agaasimeyaasha Guud ee ka socday Wasaaradaha arrimaha Dastuurka ee Dawlad Gobaleedyada Dalka ayaa si aad ah u soo dhaweeyey shirkan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya, iyagoo shirka ka  rajeeyey in ay ka soo bixi doonaan qodobo wax ku ool ah.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeer ayaa tilmaamay in muddada uu socdo shirka laga hadli doono qodobo muhiim ah oo lagama maar maan u ah dastuurka Dalka.

Intaasi kaddib waxaa shirka si toos ah u furay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Warsame Dhoofaan ayaa ka qeyb galiyaasha shirka ku adkeeyey in ay sifican uga doodaan ajandaha kulanka, ayna aragti mideysan ku darsadaan Dastuurka.

 

 

 

Previous Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo dar dargeliyay ololaha Nadaafadda ee Degmada“SAWIRRO”

Next Post

Xildhibaannada Golaha shacabka oo meel mariyay labo Hindise Sharciyeed oo muhiim ah

Next Post
Xildhibaannada Golaha shacabka oo ansixiyay xisaab xirka miisaaniyad sanadeedkii 2017 “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha shacabka oo meel mariyay labo Hindise Sharciyeed oo muhiim ah

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In