Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo horumarka dalalka soo koraya oo lagu qabtay Malaysia “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo horumarka dalalka soo koraya oo lagu qabtay Malaysia “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii wadamada soo koraya ay u gaari lahayeen isbadal horumarinaeed oo dhan waliba ah, laguna qabtay caasimadda Kuala Lumpur ee Wadanka Malaysia

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo gaari lahaa isbadal horumarineed   isla markaana 15 sano ee soo socota uu wadan walba ku tilaabsan  lahaa isku filnaansho dhinac walba  ah,  waxaana shirkan Dowladda Soomaaliya u matalayay Wasiirka dekadaha iyo Gaadiidka badda mudane Nuur Faarax Xirsi, Wasiiru dowlaha Wasaradda arrimaha dibada Soomaaliya Mudane Khaalid Cumar Cali, Wasiir ku xigeennka Wasaaradda kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda  Mudane Saciid Jaamac Cali , Safiir Ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Malaysia Mudane Jabriil Sheekh Cismaan, xubin kasocotay Wasaaradda qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah iyo qaar kamida ardayda wax ka barata Malaysia

Shirkan waxa uu daba socday shirar hore oo ka dhacay Wadamo fara badan oo ay kamid yihin Ethiopia  iyo Maraykanka,  waxayna  Soomaaliya  shirkan u laheyd muhiimad gooni ah madaama Soomaaliya ay ka tirsan tahay wadamada dhaqaalahooda uu hooseeyo

Gooobta shir uu ka socday ayaa waxaa lagu soo bandhigay farsamooyin sahli kara in wadan waliba uu gaaro horumar ku filan, waxaana sidoo kale lagu casuumay shirkan dad caan ka ah adduunka oo wadamadooda gaarsiiyay horumar la taaban karo.

IMG_0090 IMG_0219 IMG_0265

10 IMG_0085 IMG_0228

Wariye Ahmed Abuukar Azhari.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Naafada xoogga dalka ee ku jira isbitaalka Martiini oo deeq raashin ah la gaarsiiyay

Next Post
Muqdisho oo marti gelineysa shirka IGAD iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay

Naafada xoogga dalka ee ku jira isbitaalka Martiini oo deeq raashin ah la gaarsiiyay

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In