Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo in la helo sharci mamnuucaya dhoofinta dhuxusha oo ka furmay Muqdisho

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Hay’adaha Qaramada Midoobay, Dowladaha taageera Soomaaliya, dowlad Goboleedyada iyo mas’uuliyii ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in jarista dhirta ay waxyaallo ba’an ugeeysatay gayiga Soomaaliya iyo in dhuxusha dalka laga dhoofiyo ee shan laab ka badantahay tan dalka gudihiisa lagu isticmaalo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Sidoo kale waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenku in ay isku dayayaan in la sameeyo sidii ay u meelmarin lahaayeen sharci mamnuucaya jarista dhirta.

Peter de Clercq. oo ah ku-xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in Qaramada Midoobay iyo dowladda Soomaaliya ay iska kaashaan doonaan qaabkii loo heli lahaa ilo kale oo lagu daboolo isticmaalka dhuxusha.

Dhanka kale waxaa shirka laga sheegay in dhuxusha laga dhoofiyo dalka ay dhaqaalo badan ku qabaan kooxaha argagixisada.

Shirkan ayaa waxaa lagu wadaa in labo maalmood uu ka socdo magaalada Muqdisho, iyada oo la filayo gaba gabadii in laga soo saaro qodobo muhiim u ah joojinta xaalufka lagu hao deegaanka.

Previous Post

Somalia calls for international cooperation to stop illegal charcoal trade

Next Post

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo kormeeray qaar ka mid ah xarumaha Puntland "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In