Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo sidii gargaar lagu gaarsiin lahaa deegaanada laga saaray Maleeshiyadda Al Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo sidii gargaar lagu gaarsiin lahaa deegaanada laga saaray Maleeshiyadda Al Shabaab oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kafuray magaalada Muqdisho Shir looga hadlayo Xasilinta Deegaanada laga saaray Maleeshiyada Al Shabaab.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Shir looga hadlayo xasilinta goobaha lagala wareegay kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa uu furmay magaalada Muqdisho.

Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa ka socday Gobolkaas howlgalo Ciidanka xooga dalka kaga saarayaan Maleeshiyadda Al Shabaab deegaanada Shabeellaha Hoose kaga sugan yihiin kuwaas  oo dadka shacabka ah mudo badan ku dhibaataynayay.

Waxaa looga hadlay sidii dadka deegaanada Al Shabaab laga saaray lagu gaarsiin lahaa Gargaarka ay u baahan yihiin iyo waxyaabaha aadka muhiimka ugu ah quutul daruuriga.

Shirka waxaa ka soo qeyb galay dhamaan hay’adaha taageero xasilinta dalka iyo dowladaha saaxiibada la ah dowlada federaalka Soomaaliya.

“waxaan soo dhaweynayaa howlgalada Ciidanka xooga dalka ay ka wadaan gobolka Shabeelaha hoose kaas la doonayo in dib loogu xureeyo deegaanada ka maqan gacanta Dowladda” waxaa yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mudane Cabdi Maxamed Sabriye .

Previous Post

Xoghayihii amniga gudaha Mareynkanka oo is casishay

Next Post

Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo ka furmay Garoowe

Next Post
Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo ka furmay Garoowe

Shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo M/Goboleedyada oo ka furmay Garoowe

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In