Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir wadatashi ah oo ku saabsan qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shir wadatashi ah oo ku saabsan qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raadinta xal loo dhanyahay oo ku wajahan dhibaatooyinka deegaanka Soomaaliya ayeey aheyd muhiimada ugu weyn ee kulankan wadatashiga ah oo ku saabsanaa qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya, waxaana soo qaban qaabiyey Agaasinka Bey’adda ee xafiiska Raโ€™iisul wasaaraha, waxaana ka qeyb galay Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka, Wasiiro, xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, aqoonyahano iyo marti sharaf kale.
Axmed Yuusuf Axmed Agaasimaha Guud ee Bayโ€™adda ee Xafiiska Raโ€™ii sul wasaaraha Soomaaliya Ayaa ugu horeyn sheegay in ay aad muhiim u tahay siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya, oo uu tilmaamay inay ka shaqeenayeyn in muddo ah isla markaana ay la kaashadeen qubaro kala duwan .
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Wasiir ku xigeenka Beeraha XFS Ayaa sheegay inay soo dhaweenayaan Siyaasaddan oo muhiim u ah Wasaaradahooda isla markaana ay diyaar u yihiin inay fikradahooda ku darsadaan si loo meel mariyo.

Raโ€™iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo shirka furay ayaa tilmaamay inuu deegaanku leeyahay muhiimadda gaara loona baahanyahay in la wada ilaalsado si dalka looga badbaadiyo qataraha laga dhaxlo.
Siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya oo ay in muddo ah ka shaqeenayeyn Agaasinka Biiโ€™adda ee Xafiiska Raโ€™ii sul wasaaraha ayaa soo martay dhowr waji waxeyna hada mareysa heer gabo gabo ah, iyadoo la filayo in goor dhow loo gudbiyo Xildhibaanada labada Gole si ay u meel mariyaan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Previous Post

Raโ€™iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka”

Next Post
Raโ€™iisul Wasaare Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka”

Raโ€™iisul Wasaare Khayre "Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In