Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka 38aad ee Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo ka furmay Tunisia “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shirka 38aad ee Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo ka furmay Tunisia “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka 38aad ee Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta oo si rasmi ah uga furmay magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta Warbaahinta Carabta.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Shirka oo looga hadlayo horumarinta iyo iskaashiga dhanka Warbaahinta ayaa ka qeyb galayaaashu waxa ay aaraahdooda isku dhaafsan doonaan Madasha, si loo helo hanaan ay ku wada shaqeyn karaan Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya inta badan Madaxda idaacadaha Dowladaha Carabta, kaasi oo  socon doonaa mudo seddex Cisho ah, waxaana dhanka Soomaaliya shirka ku matalaya Wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Radio Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Talyaaniga Oo Ka Wada hadlay Xariirka Labada Dawladood “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Turkiga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Turkiga ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In