Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo goordhow si rasmi ah uga furmaya Laascaanood

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
9 months ago
in Wararka
0
Shirweynaha dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo goordhow si rasmi ah uga furmaya Laascaanood
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta lagu wadaa in si rasmi ah uu uga furmo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, shirweynaha dhammeystirka maamulka SSC Khaatumo, kaas oo maalmihii ugu dambeeyay ay socotay dardargelintiisa.

Magaalada Laascaanood waxaa ku sugan guddiga qaban-qaabada dhismaha maamulkan cusub ee SSC-Khaatumo, ee ay dowladda Federaalku horay u magacawday, wasiirro heer Federaal ah oo ay ka mid yihiin, wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo kan Ganacsiga, xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya labadiisa aqal iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Waxaa goobta shirweynuhu uu ka dhacayo illaa saaka ku qulqulaya ergooyinka kala duwan iyo odayaasha dhaqanka, ee qaybta ka ah dhammeystirka maamulka cusub ee SSC-Khaatumo.

Previous Post

Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Jigjiga

Next Post
Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Jigjiga

Kusimaha Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Jigjiga

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In