Guddiga shirweynaha dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u xaqiijiyay in uu dib-u dhacay ku yimid furitaanka shirka oo qorshuhu ahaa in maanta uu Dhuusamareeb ka furmo.
Furitaanka shirka ayaa u baaqday sababo farsamo awgood, sida uu u Guddigu sheegay, waxaana lagu wadaa in uu maalinta Barrito ah uu shirku furmi doono.