Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Oo Ka Furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirka Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Oo Ka Furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Benaadir ayaa maanta marti galiyay shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradaha Dowlad goboleedyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka  Soomaaliya, kaas oo socon doono mudo 3-cisha ah.

Shirkan oo muhiimad gaar ah u leh horumarinta adeegyada Caafimaadka ee dalka ayaa sanadihii lasoo dhaafay lagu qabtay xarumaha dowlad goboleedyada Dalka, waxaana madasha uu shirkan ka dhacay ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasiirada dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Agaasimaha Caafimaadka maamulka gobolka Banaadir.

Related posts

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026

Kulanka ayaa diiradda lagu saaay sare u qaadidda adeegyada caafimaadka ee bulshada, lana xoojiyo in la tayeeyo adeegyada caafimaadka.

Previous Post

Taliye Xijaar Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Howlgal Lagu Burburiyay Fariisin Argagixisadu Ku Lahayd Deegaanka Basra

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Bogaadiyay Bulshada Isu Taagtay Ladagaallanka Argagixisada

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Bogaadiyay Bulshada Isu Taagtay Ladagaallanka Argagixisada

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Bogaadiyay Bulshada Isu Taagtay Ladagaallanka Argagixisada

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In