Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka horumarinta warbaahinta Dalka oo maalinti 2-aad ka socda Garoowe(DHAGEYSO)

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shirka horumarinta warbaahinta Dalka oo maalinti 2-aad ka socda Garoowe(DHAGEYSO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntland shirka horumarinta warbaahinta Soomaaliya,kaasi oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiinta Wasaaradaha Warfaafinta heer Federaal iyo heer Dowlada Goboleed iyo maamulka Gobolka Banaadir,iyadoo ay goob joog ka yihiin quburo caalami ah.

Shirkani oo uu socondoono muddo 4 maalmood ah ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saaridoonaa arrimo badan oo qeyb ka ah sidii loo heli lahaa wadiiqooyin sahlaya horumarinta warbaahinta Soomaaliya,iyadoo ay iska kaashanayaa qeynaha kaladuwan ee warbaahinta dalka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Siihayaha Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiisa,ahna Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane C/raxmaan Iidaan Yooni oo u waramayay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaasi iyo waxyaabaha diiradda lagu saarayo.

β€œShirka wasiirada warfafinta iyo ergooyinka kaladuwan ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa shalay ka furmay Garowe wuuna socda,5 Agende ayaa looga hadlayaa waxaa shantaasi qodob ay kala yihiin,dhisidda gudiga wacyigelinta iyo dhameystirka Straatiijiyada wacyigelinta,waxaa sidoo kale laga hadlay akhbaareynta xarunta dhexe ee warbaahinta,oo warbaahinta qaranku ay yeelanayso xarun wax soo saara,welina wuu socdaa shirkaasi”. ayuu yiri Mudane C/rixmaan Iidaan Yoonis

Geba gebada shirkaasi oo daba socda shir horey uga dhacay Muqdisho ayaa lafilayaa in laga soo saaro qodobo muhiim ah oo ku saabsanhanaanka loo mari karo horumarinta warbaahinta Dalka si loo heli wacyigelin guud ee bulshada Soomaaliyeed.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/wareysi-wasiir-iidaan-yoonis.mp3
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka iyo iskaashiga kala hadlay Safiirka Talyaaniga “SAWIRRO”

Next Post

Munaasabadda 12 April ee aas-aaska Ciidanka xoogga dalka oo ka dhaceysa Muqdisho

Next Post
Munaasabadda 12 April ee aas-aaska Ciidanka xoogga dalka oo ka dhaceysa Muqdisho

Munaasabadda 12 April ee aas-aaska Ciidanka xoogga dalka oo ka dhaceysa Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In