Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Madasha Aragti Wadaagga oo si rasmi ah uga furmay Garoowe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Shirka Madasha Aragti Wadaagga oo si rasmi ah uga furmay Garoowe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo daah furay shirka Madasha Aragti Wadaagga ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay soo dhaweynayaan sida ay u ajiibeen ka qeybgalka shirka, isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in goโ€™aano muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed uu ka soo bixi doono shirka.

โ€œWaa fursad in Madaxd dowladda Federaalka, Maamul goboleedyada, Madaxweynayaal hore, siyaasiyiin iyo masโ€™uuliyinta kale ee ay ka qeyb galaan shirka, waxaan u rajeynayaa in uu si guul ah nogu dhamaado, waxaana shacabka Soomaaliyeed u rajeynayaa in la adkeeyo midnimada iyo wadajirkaโ€ ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š  ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo  ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

March 4, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Madaxweynaha Puntland ayaa tilmaamay in ka qeybgalayaasha ay arggtidooda ku soo bandhigi doonaan Madasha, si loo gaaro wax wada ogol.

Madaxweynaha Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa yiri โ€œSida la ogyahay maamul dowladeed waxaa saldhig u ah dhisma ama aragti siyaasadeed oo fadhida , nidaam sharci ah, sharci ku dhisan aragtidaas siyaasadeed isu badasha iyo maamul dowladeed oo isna shacigaas ku dhisan, waa waxa loogu cel celiyo xasilooni siyaasadeed baa loo baahanyahay, hadaan isfaham siyaasi ah imaan sharci kasta oo la sameeyo meel lagu maamulo ma uu helayoโ€.

Previous Post

In ka badan 10 oo ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Cadan

Next Post

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo sheegay in dowladda ay ka goโ€™antay qabsoomidda doorashada “SAWIRRO”

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo sheegay in dowladda ay ka goโ€™antay qabsoomidda doorashada "SAWIRRO"

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š  ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo  ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In