Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Madasha wada tashiga oo ay ka soo baxeen go’aanno muhiim ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA: Madaxweyne Xasan oo si rasimi ah u furay shirka arrimaha Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka looga tashanayo qaabka ay noqon doonto Doorashada la filayo inay Soomaaliya ka dhacdo sanadka 2016 ayaa la soo gabo gabeeyay, iyadoo laga soo saaray qodobo dhowr ah.

Shirka madasha wada tashiga Heerka Qaranka ee geesi socdka doorashooyinka 2016-ka Soomaaliya oo muddo 4 cisho ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo gabo gabeeyey waxaana laga soo saaray warmurtiyeenka ka kooban 7 qodob, isla markaana lagu cadaynayey in aysan jiro doonin mudo korarsi loo sameeyo hayโ€™addaha dowladda, kuwaa oo waqtigoodu ku egyahay sanadka 2016ka bisha August.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Xiritaanka shirka ayaa wax aka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Guddoomiyaha Barlamaanka, Raโ€™iisul Wasaaraha Xukumadda, madaxda maamul goboleedyadda dalka, wakiilo ka socday gobolda Banaadir Shabeelaha Dhexe, Banadir iyo Safiirada dalka caalamka u jooga Soomaaliya.

Raโ€™iiisul wasaarah Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar cabdirashiid Cali sharmaโ€™arke ayaa warbaahinta ayaa sheegay in shirka xiga 10-ka Janaayo lagu qaban doono magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubba Hoose.

Qoddobada ugu muhiimsan ee warmurtiyedka ayaa waxaa ka mid ah;

1โ€“ Inaan wax muddo kordhin ah loo sameyn doonin hayโ€™adaha dowladda Soomaaliya ee hadda jira.

2 โ€“ In la dhiso laba aqal oo sharci dejin, oo kala ah aqalka sare iyo aqalka hoose ee baarlamaanka.

3 โ€“ In habka awood qeysbiga lagu saleeyo deegaan iyo qabiil isku dhaf ah oo labada dhinac la isku eegayo.

5 โ€“ In tiro kuraas ah oo cayimin haweenka laga siiyo labada gole ee la dhisi doono ee kala ah aqalka sare ee baarlamaanka iyo kan hoose iyo qodobo kale.

Nikolas Key Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in hogaamiyaasha Soomaaliya looga bahan yahay ina y howl adag qabtaan maadama uu waqtigu yar yahay, waxaana uu intaa ku daray in Soomaaliya la gaarsiin doono sanadka 2020-ka doorasho hal qof iyo hal cod ah, inta ka horeysana ay doorashada ay noqon doonto mid deegaan iyo mid

Guddoomiyaha gola shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shirka xirtaankiisa hadal kooban ka jeediyey ayaa sheegay inaysan doonaynin in la garab marro isla markaana ay muhiim tahay in la tixgeliyo Dastuurka dalka u degsan.

โ€œGolaha shacabka waa idin maqanyahay hooyooyinka Soomaaliyeed, isla markaana ay maanka ku hayaan in xuquuqdooda ay heli doonaan, Odoyaasha dhaqanka waxaan idinka rabnaa in aad taladiina nagu biiraan, si loo hogaamiyo dalka, isla markaana talada dalka uu noqon doono mid Soomaalida ay aayaheeda ka tashaneysoโ€ ayuu yiri Guddoomiye Jawaari.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka soo xiray ayaa u mahadceliyey guud ahan ka qayb galayaasha shirka, waxaa uuna shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay madaxda dalka tageeraan goโ€™an kasta oo ay ku garaan shirka magalaada Kismaanyo lagu qaban doono 10 bisha Janaayo ee sanadka 2016ka uu rajeynayo inay ka soo baxaan guulo taariikhi ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In