Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Madatasha Maayarada Galmudug oo meel fiican maraya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Shirka Madatasha Maayarada Galmudug oo meel fiican maraya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Madasha Wadatashiga Maayarada Dagmooyinka Dowlad gobaleedka Galmudug oo galay maalintii labaad ayaa maanta ajandaha looga hadlay waxa uu ahaa dood wadaag iyo weydiimo ku saabsanaa

1-Dhismayaasha Golaha Deegaanka iyo Casharadii laga Bartay

Related posts

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026

2- Maxaa isbadal ah ee Dagmada Ku yimid yeelasho Gole dagaan kadib

3-Caqabadaha Ka jira Dagmooyinka

4- Fursadaha la heysto

5 Talo soo jeedin

Kulanka.Maanta ayaa sidoo kale warbixino la xariira xaaladda dagmooyinka looga dhageystay qaar ka mid ah Gudoomiyayaashii Dagmooyinka Galmudug

Guddoomiye Ku xigeenka Dagmada Xeraale Xuseen Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Guddoomiyayaashii madasha ka soo jeediyay Warbixinta ayaa ka.hadlay Dhibaatooyin badan oo ay qabaan Bulshada Dagmada Xeraale iyo Deegaannada Hoostaga kuwaa oo la xariira Arrimaha Samafalka iyo Horumarinta Mashaariicda Maadaama Xeraale ay ka mid tahay Dagmooyinka leh Golaha Deegaanka sidaa Awgeedna ay xaq u lahaayeen in ay helaan Mashaariicda laga fuliyay dagmooyinka Galmudug

Guddoomiye ku xigeenka dagmada Xeraale ayaa dhanka kale faahfaahin dheer ka bixiyay xaaladaha colaadaha ee ka jira deegaanada waqooyiga Gobalka Galguduud oo uu sheegay in aan loogu istaagin wax ka qabashadooda sidii loo baahnaa isagoona ugu danbeyn fariin u diray dhamaan Wasaaradaha Kala duwan ee Galmudug taas oo ku aadan Arimaha Samafalka Xal u helidda colaadaha iyo Horumarinta Mashaariicda ay u baahanyihiin shacabka reer Xeraale.








 

Previous Post

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kenya

Next Post

Wasiirka Maaliyadda oo kulan doceedyo la qaatay mas’uuliyiin Bangiga Adduunka ah

Next Post
Wasiirka Maaliyadda oo kulan doceedyo la qaatay mas’uuliyiin Bangiga Adduunka ah

Wasiirka Maaliyadda oo kulan doceedyo la qaatay mas'uuliyiin Bangiga Adduunka ah

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Cadaaladda XFS oo soo saartay Liiska Nootaayooyinka sharciyaysan

March 11, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS ayaa waxa ay si rasmi ah ula wadaagaysaa dadweynaha iyo dhammaan daneeyaasha liiska...

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka hagista mashruuca Koronto-gelinta Kooban ee Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

March 11, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS mudane Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir guddoomiyay kulanka hagista iyo isku dubbaridka mashruuca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In