Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka New Deal oo lagu wado in saacadaha soo socda uu ka furmo Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xoojinta amniga degmada Xamarweyne oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka caalamiga ah oo looga hadlayo Hiigsiga 2016 ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Muqdisho, kaasi oo wadajir ay u shir gudoominayaan Madaxweynaha dalka iyo Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Shirka ayaa daba socda kii lagu qabtay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark oo bishii November ee sanadkii hore, kaasi oo looga hadlay hiigsiga 2016, waxaana sidoo kale diirada lagu saarayaa waxa ka qabsoomay shirkii hore iyo sida loo maareyn karo howlaha horyaalla dowladda.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Afhayeenka Madaxweytooyada Qaranka Mudane Daa’uud Aweys ayaa sheegay in ujeedada shirkaan ay tahay in dib u eegis lagu sameeyo wixii ka qabsoomay Hiigsiga cusub iyo waxa hadda horyaalla Dowladda Federaalka iyo taageerayaasha Beesha Caalamka.

β€œShirka waxa uu socon doonaa muddo labo cisho ah, Madaxweynaha iyo Ergeyga Qaramada Midoobay ayaa shir guddoominaya, waxa uu daba socdaa kii lagu qabtay Copenhagen, waa markii ugu horeysay ee shir nuucaasi ah oo lagu qabto gudaha dalka, arrimaha ugu muhiimsan ayaa ah waxyaabihii ka qabsoomay shirkii hore” ayuu yiri Daa’uud Aweys.

Afhayeenka ayaa xusay in shirkan uu xigi doonaa shir kale oo ka dhici doona Dalka Kenya kaasi oo lagu dhameystirayo heshiis 2015, u dhaxeeyay Kenya iyo Soomaaliya oo ku saabsanaa ammaanka, siyaasadda iyo dhaqaalaha , waxaana shirka qeybtiisa hore kulmaya guddiyo farsamo oo labada dhinac ah, kaasi oo ugu dambeyn uu shirkaasi ku biiri doono Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo dhameystiraya waxyaabihii ay gudiyada ku heshiiyeen.

Shirkii CopenhagenΒ  oo ay ka qeybgaleen 50 Dowladood iyo Ururo isugu jira ayaa waxaa lagu bogaadiyay horumarka Dowladda ay ka sameysay howllgalada, arrimaha Maaliyada, iyada oo la isla gartay in si wadajir ah looga qeyb qaato horumarada gogal xaarka ah hiigsiga 2016.

Previous Post

Dalada Haweenka Hurumarinta Saxaafadda Soomaaliyeed oo Tacsi u dirtay Saxafiyiinti ku geeriyootay qaraxii jazeera,

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In