Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Sanad-laha ah ee Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo ka dhacay Caasimadda Kampala+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shirka Sanad-laha ah ee Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo ka dhacay Caasimadda Kampala+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo ah mid sanadkiiba mar ay isku arki doonaan guddoomiyeyaasha Ururada ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadaha Uganda wax ka barata iyo wakiilka Midowga ardayda Qaranka ee Uganda ayaa waxaa shirgudoomiyay Guddoomiyaha wakiilka Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda Mudane Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka.

Madasha Shirka oo ay ku sugnaayeen guddoomiyayaasha ardayda jaamacadaha, iyo xubno kamida ardayda ayaa waxaa looga hadlayay qodobo dhowr ah, waxaana shirka daahfuray Wakiilka Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka oo ka hadlay ahmiyada Ajandayaasha shirka sanadkaan, sidoo kalana wafuuda shirka ka qeyb gashay kaga mahadceliyay howlaha ay u hayaan ardayda Soomaaliyeed siina bogaadiyay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026

Intaasi kadib ayaa waxaa shirka warbixino ku saabsan sanadkii tagay ee 2019 iyo qorshooyinka sanadkaan cusub looga dhageystay guddoomiyayaasha Ururada ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadaha Uganda, waxaana sidoo kale shirka lagu gorafeeyay xalinta caqabadaha soo wajaha ardayda.

Qaar ka mid ah Gudoomiyaasha ayaa soo bandhigay waxqabadki sanadkii tagay iyo tirooyinka ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadahoohoda dhigtay, waxa ayna sidoo kale soo bandhigeen qorshaha ay rajeynayaan in ay ku fuliyaan barnaamijkooda sanadlaha ah sanadkan 2020.

Shirka oo kusoo idlaayay jawi degan sanadkii ugu horeeyay ee uu qabsoomo, ayaa la rajeynayaa inuu noqdo mid sanad waliba hogaamada ardayda kaga arinsadaan aayaha ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalkani Uganda.

Previous Post

Soomaaliya oo Nairobi kaga qeyb gashay shirka Is-dhex-galka Ganacsiga Bakistan iyo dalalka Afrika+Sawirro

Next Post

Deegaanka Maaxaay oo noqday goob ku haboon in laga dhiso garoon casri ah+Sawirro

Next Post
Deegaanka Maaxaay oo noqday goob ku haboon in laga dhiso garoon casri ah+Sawirro

Deegaanka Maaxaay oo noqday goob ku haboon in laga dhiso garoon casri ah+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In