Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka soo bandhigidda Dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha oo ka furmay Muqdisho

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka soo bandhigidda hannaanka  dhab-u-heshiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha dhab-u-heshiisiinta Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya .

Shirkaan oo muddo laba maalin ah socon doono ayaa looga hadli doonaa hanaanka dhab-u-heshiisiin Qaran iyo dejinta qorshaha soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisiinta maamulka gobalka banaadir.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Basmo Caamir Shakeeti oo ah Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigilinta ee Maamulka Gobalka Banaadir oo daah furtay shirka ayaa sheegtay muhiimadu uu u leeyahay maamulka gobalka Banaadir shirka soo bandhigidda hannaanka dhab-u-hishiisiinta Qaran iyo dejinta qorshaha soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisiinta Maamulka Gobalka Banaadir.

Marwo Basmo Caamir ayaa ku dheeraatay muhiimadu ay uleedahay hannaanka dhab-u-heshiisiintaan ummaddeena soomaaliyeed oo mudo sanado badan dagaalo sokeeyo sookala gaareen oo ay mudantahay inay iscafiyaan.

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa ugu mahad celiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka & Dib-u-hishiisiinta Soomaaliya oo soo diyaarisay barnaamijkaan soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisnta Qaran iyo dejinta qorshaha dhab-u-heshiisiinta maamulka gobalka Banaadir iyo Dowlad gobaleedyada.

Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay Agaasimaha guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-hishiisiinta mudane Cali Cisman oo ka soo qayb galay shirka soo bandhigidda hannaanka dhab-u-heshiisiinta Qaran ee maanta ka furmay maagalada Muqdisho ayaa sheegay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay dadaal dheer u geli doonto isu keenida ama dhab-u-heshiisiinta ummadaa Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ayaa ugu  mahadciliyay kaalinta muhiimka uu kaqaadanaayo Maamulka Gobalka Banaadir barnaamijka soobandhigidda  hanaanka dhab-u-heshiisiinta qaran.

Shirka oo mihuumadiisu ugu wayn ay eheed soo bandhigidda hanaanka dhab-u-heshiisiinta qaran iyo dajinta qorshaha dhab-u-heshiisiinta dhamaan sidii lagu gaarsiin lahaa dagmooyinka gobalka banaadir iyo gobalada dalkeena .

Wasaarada Grrimaha gudaha’ Federaalka &Dib uhishiisiinta Soomaaliya ayaa si dardarleh kuwato shirarka loogu hadlaayo sidii bulshadaan layskuugu keeni lahaa iyo wixii kala gaaray layskiiga cafin lahaa oo dadkeenu ay wax uwada qabsan lahaayeen si ay ula tartamaan dunida inteeda kale ama umadaha gayaankooda ah.

Previous Post

Soomaaliya oo ka gudubtay wajiga afaraad ee Barnaamijka deyn cafinta.

Next Post

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada XFS oo ku wajahan Caabudwaaq.

Next Post
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada XFS oo ku wajahan Caabudwaaq.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada XFS oo ku wajahan Caabudwaaq.

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In