Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wada-tashiga Siyaasadda Waxbarashada oo ka furmay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirka wada-tashiga Siyaasadda Waxbarashada oo ka furmay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wada-tashiga siyaasada Waxbarashada xaaladaha degdega ah ee dalka ayaa maanta ka furmay mahaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wata-tashiga oo soconaya muddo labo cisho ah ayaa diirradda lagu saaray diyaarinta qorshahe Istiraatijiyadeed oo looga baaraan dagayo si loo meeel dhigo wax walba oo la xiriira Xaaladaha degdega ah ee Waxbarashada, iyadoo ay ka qeyb galayaan hay’adaha ay quseeyso ee dowlad gobaleedka Galmudug, bahda Waxbarashada iyo Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradaha Waxbarashada Galmudug iyo tan Federaalka oo gacan weyn ka geystay dar dargalinta tallaaboyinka lagu diyaarinayo siyaasadan qaranka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Axmed Nuur Cusmaan Cali oo ka waramey marxaladaha siyaasadan diyaarinteedu marayaan ayaa kula dardaarmey bahda reer Galmudug ee fursada u heshay in ay ka qayb galaan wax ku biirintan loo tagayo dhamaan dowlad Goboleedyada in ay la yimaadaan aragtiyo wax ku ool ah si loo helo isbadal dhab ah oo saameyn ku yeesha qorista Istiraatijiyadan Qaran.

Gunaanadkan wadatashigan ayaa la filayaa in laga uruuriyo ka qayb galayaasha dhamaanba soo jeedintooda oo si guud loogu biirin doono wadatashiyada laga sameynayo guud ahaan dowlad Goboleedyada Dalka, taasoo wax ku daris iyo ka dhimisba u noqon doonta dhameystirka qabyo qoraalka siyaasadan Qaran ee Waxbarashada Xaaladaha degdega ah.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidanka Booliska oo toogtay dhagarqabe qof rayid ah ku dilay Dharkeynley

Next Post
Bixinta adeegga warqadda dembi la’aanta ee CID-da oo maanta dib loo billaabay

Ciidanka Booliska oo toogtay dhagarqabe qof rayid ah ku dilay Dharkeynley

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In