Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka wadatashiga horumarinta Afka Hooyo oo ka furmay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shirka wadatashiga horumarinta Afka Hooyo oo ka furmay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir looga hadlayo Wadatashiga horumarinta Afka Hooyo ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo Suugaanta ayaa waxaa ka qeyb galay 50 qof oo isugu jirta macalimiin iyo Aqoonyahanno Afka Soomaaliga ku xeeldheer, kaasi oo socon doono muddo saddex cisho ah.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Akadeemiyada Cilmiga, Dhaqanka iyo suugaanta Mudane Cabdiqaadir Nuur Xuseen Maax oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka wadashiga uu yahay mid ay isugu yimaadeen aqoonyahanno Soomaaliyeed, diiraddana lagu saari doono horumarinta Afka Hooyo.

“Shan Maamul Goboleed ayaan macalimiinta iyo aqoonyahanno afka ku xeer dheer ka soo aruurinay, kuwaasi oo ka kala socda Maamulada Jubbaland, Koonfur galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland, halka Gobolka Banaadir laga soo kala aruuriyay macalimiinta Afka ku xeer dheer iyo aqoonyahannada Akadeemiyada ka socda” ayuu yiri Maax.

Mudane Cabdiqaadir Nuur Xuseen Maax ayaa tilmaamay in ka qeyb galayaasha ay ka doodi doonaan toban qodob oo muhiim u ah horumarinta Afka Hooyo.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Caafimaadka oo looga hadlayo macluumaad badan

Next Post

Danjirayaasha ka mid noqonaya bahda diblomaasiyiinta ka hawgala dalkeenna oo sii kordhay “SAWIRRO”

Next Post
Danjirayaasha ka mid noqonaya bahda diblomaasiyiinta ka hawgala dalkeenna oo sii kordhay “SAWIRRO”

Danjirayaasha ka mid noqonaya bahda diblomaasiyiinta ka hawgala dalkeenna oo sii kordhay "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In