Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shirka xeer ilaalinta dalka oo ka furmaya Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan uu hogaaminaayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee dalka ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo Ee xarunta gobolka Baay, waxaa qayb ka ahaa Xeer Ilaaliyah guud ee qaranka,Waxana Garoonka Diyaaradaha Baydhabo Kusoo dhaweyay Wasiiro,Xildhibaano,Iyo Guddomiyaha Maxkamada Sare Ee DGKGS.

Wafuuda Baydhabo Soo gaarey waxaa Ka Mid ah Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha Ka ah Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ,oo Maalinta Barita ah Shir Uga Furmi doona Baydhabo,

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Maxamed  Sheekh Cusmaan Oo Ah Xeer Ilaaliyah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland ayaa sheegay in uu aad ugu Farsanyahay Imaasha Baydhabo,uuna ka qeyb gali doono Shirka Xeer Ilaaliyaha Dalka oo halkan lagu qaban doono.

Guddoomiyaha Maxkamadad Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ahmed Ali Muuse ,oo ugu horeen halkaasi ka hadaley ayaa wafdiga uu hogaaminaayo Guddomiayaha Maxakadda sare Ee Dalka Baydhabo ku soo dhaweyay.

Dr.Ahmed Ali Daahir ,Xeer ilaaliyah Guud Ee qaranka Ayaa ka warbixiyay Ujeedada Baydhabo usoo gaareen isagoona si rasmi ah ushaaciyay In Bari Shirka xeer Ilaaliyasha Dalka  Baydhabo uga furi Doono.

Guddomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Baashe Yuusuf Ahmed ,ayaa Mas’uulyiinta Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed Ugu  Mahadceliyay Sida Wanaagsan Ay Baydhabo ugu soo dhaweyeen.

Bari aya lagu wada in Baydhabo uu ka Furmo Shir ay isugu imaan doonan Xeer ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowlada Fedaraalka Soomaaliyaa ,iyo Dowladda dhex Kaasi oo socon doona Muddo  Seddax  Maalin ah..

Previous Post

Hay’adda Qatar Charity oo qayb cusub ku kordhisay Isbitalka Dayniile+sawirro

Next Post

President Farmajo signs into law the Establishment Act of the Independent Anti-Corruption Commissions

Next Post
President Farmajo signs into law the Establishment Act of the Independent Anti-Corruption Commissions

President Farmajo signs into law the Establishment Act of the Independent Anti-Corruption Commissions

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In