Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qatar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Shirka Xoghayeyaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo lagu soo gabagabeeyay Qatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay xirirtaanka shirka xoghayayaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta oo ka socday magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Waxaana Kulanka lagu meelmariyay Nidaamka asaasiga ah ee Jamciyadda iyo xisaab xirka Miisaaniyad sanandeedka 2022.

Shirka xoghayayaasha Baarlamaannada Jaamacadda Carabta ayaa sidoo kale inta uu socday waxaa la isla qaatay taageeridda musharaxnimada Xildhibaan Marwa Cabdibashir Xaaji oo kamida mudanayaasha Golaha Shaacabka ee BJFS.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wafdiga shirka ayaa booqasho ku tagay Golaha Shuurada ee Dowladda Qatar, halkaas oo uu warbixin ku siiyay Xoghayaha guud ee Golaha Shuurada Qatar Dr. Axmed Fadaala.

Ugu dambeyn Xoghaya guud ee Golaha shacabka ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Qatar, waxayna isku afgarteen in Dowladda Qatar ay gacan ka geysaneyso barnaamijka  tabarada Xildhibaannada iyo Shaqaalaha Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu xoghaye Jaabiri ku wareejiyay Barnaamijka oo Qoraal ah Xoghayaha Qatar.

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray furimaha dagaalka ee Gobolka Mudug “SAWIRRO”

Next Post

Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo

Next Post
Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo

Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In