Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayay sameynta qorshaha Qaranka oo lagu soo gabo gabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayay sameynta qorshaha Qaranka oo lagu soo gabo gabeeyay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii wadatashiga Qaran ee looga hadlayay sameynta qorshaha Qaranka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaaladda Baydhabo, waxaana shirka inta uu socday ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya iyo ururada bulshada rayidka si ay u soo gudbiyaan tallooyinkooda ku aadan sameynta qorshaha Qaran si ay doorkooda ay ugu yeeshan.

Qaar ka mid ah wakiilada ka socday wasaaradaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa soo bandhigay qorshayaal ku aadan adeegyada kala duwan ay u hayaan shacabka deegaanada maamulka ka arrimiyo, isla markaana u soo gudbiyay Wasaaradda qorshayenta waxyaabaha ugu muhiimsan loogu biiriyo qorshaha Qaranka.

Related posts

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Sheikh Cali Qaloocow, oo soo xiray shirka ayaa tilmaayay in qorshahan uu yahay mid wax weyn ka badali doona Soomaaliya, isagoo intaa ku daray in shirka xiga ee ku saabsan qarshaha Qaranka lagu qaban doono magaalada Cadaado si wada tashi lagagala yeesho Maamulka Galmudug.

Wada tashigan Qaran ee lagu dhageysanayo maamulada dalka ka jira ayaa ah mid lagu doonayo in Soomaaliya ay yeelato qorshe Qaran oo lagu caddeenayo baahiya Soomaaliya ka jira si gacan looga siiyo.

DSC 91 DSC0087 DSC00866 DSC00867 DSC00875

Siraaji Sheekh Isxaaq Baydhabo

Previous Post

Xuska 8-da Maarso oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado u sameysay haweenka baarlamaanka ku jira

Next Post
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan qado u sameysay haweenka baarlamaanka ku jira

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In