Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirwaynihii Cilmi baarista Caafimaadka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Shirwaynihii Cilmi baarista Caafimaadka oo lagu soo gaba gabeeyay Garoowe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa soo gabo gabeysay Shirweynihii Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaaliya (The First NIH Health Research Conference) kaasoo ay goobjoog ka ahaayeen sedexdii cisho ee lasoo dhaafay  Wasiirka Caafimaadka Dwlalad Goboleedka Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, Wakiilo ka kala socotay dowlad Goboleedyada dalka iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan dowladda.

Gunaanadka shirweynaha waxaa kalmado qiima leh ka jeediyay Safiirka Dowllada Sweden u fadhiya dalkeena Soomaaliya Danjire Per Lindgarde, Wakiilka Ururka Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya, Dr Mamunur Malik, waxaana ay bogaadiyeen Shirweynaha, iyagoo si wa dajir ah u balanqaaday inay

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur iyo Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Jaamac faarax Xasan ayaa u mahadceliayay cidkasta oo ka qeyb qaadatay suuragelinta Shirweynaha Cilmi-baarista Caafimaadka Soomaaliya ee sedexdii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Garoowe ee xarunta dowlad Goboleedka Puntland.

Previous Post

Agaasimaha Wakaaladda SONNA oo kulan la qaatay Agaasimaha guud ee Midowga Wakaaladaha Islaamka

Next Post

Soomaaliya iyo Chad oo ka wada hadlay arrimaha Midowga Afrika

Next Post
Soomaaliya iyo Chad oo ka wada hadlay arrimaha Midowga Afrika

Soomaaliya iyo Chad oo ka wada hadlay arrimaha Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In