Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raiisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirweynaha Qaran ee dhalinyarada Soomaaliyeed kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa goob joog ka haa sidoo kale shirweynahaas furitaankiisa  Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo soo qaban qaabisay, Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diriye,wasiiro,xildhibaano, dhalinyaro ka kala socota maamul goboleedyada iyo gobolkan Banaadir Diblomaasiyiin iyo Marti sharaf kale.

Mudadii uu socoday waxaa hadalo ka jeediyay Ra’iisul Wasaare KuXigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed  iyo Wasiirka dhallnyarada Khadiijo Maxamed Diiriye,iyagoo ka hadlay ahmiyadda ay arrintan u leedahay bulshada.

Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ujeedka shirkan uu yahay sidii loo cadeyn lahaa kaalinta ay dhalinyaradu kaga jiro arrimaha siyaasadd ,maadaam ay yihin laf dhabartii dalka.

Mahdi maxamed Guuleed ayaa amaanay kalinta dhalinyarada ay ku leeyihiin horumarka dalka,isagoo ku dhiirogeliyay in ay sii xoojiyaan dadaalkoodi ku aadan dib u dhiska iyo horumarka dalka.

Shirkan oo socon doono muddo labo maalmood ah ayaa lafilayaa in laga soo saaro qodobo muhiim ah,waana Shir sanadkiiba mar la qabto.

Previous Post

Japan whale hunting: Commercial whaling to restart in July

Next Post

Wasiirka Gaadiidka “Gaari aan buuxinin xeerka ku dhaanka sharciga gaadiidka dhulka kama howlgeli doono Muqdisho” SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Gaadiidka “Gaari aan buuxinin xeerka ku dhaanka sharciga gaadiidka dhulka kama howlgeli doono Muqdisho” SAWIRRO

Wasiirka Gaadiidka "Gaari aan buuxinin xeerka ku dhaanka sharciga gaadiidka dhulka kama howlgeli doono Muqdisho" SAWIRRO

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In