Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Ugu yaraan Laba Qof ayaa u geeriyootay ku dhowaad Konton kalana way la Il-daran yihiin, markii uu Cudurka Shuban Biyoodka ka dillaacay Magaalada Mandheera ee Waqooyi bari Kenya.

Saraakiisha Caafimaadka Mandheera ayaa sheegaya inay Isbitalka Mandheera jiifaan 52 Qof oo Dadka degaanka ah, waxanay cabsi ka muujinayaan inay xaaladdu faraha ka baxdo ama ay tiradu intaa ka badato.

Cali Nuur Deeroow, oo ka tirsan maamulka degaanka War guduud oo ka tirsan Mandheera ayaa Daily Nation u sheegay inay qabaan wal-wal ku aaddan inay badato dhimashada iyo Dadka uu soo ridanaya Shuban Biyoodka.

Mr; Deeroow, ayaa intaa raaciyay in 20 ka mid ah Dadka xanuunsanaya ay yihiin Dad waaweyn, halka 32-ka kalana ay yihiin Carruur, kuwaasoo intooda badan laga keenay Tuulooyinka ku xeeran Mandheera.

Shuban Biyoodkan ka dillaacay Mandheera iyo nawaaxigeeda ayaa loo aanaynayaa daadad ka dhashay fatahaadda Webiga, markii ay halkaasi ka da’een Roobab lixaad leh oo barakiciyay Dad badan.

Previous Post

Dalka Ciraaq oo Maanta ka dhacayso doorasho guud

Next Post

Boliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al-Shabaab

Next Post
Boliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al-Shabaab

Boliiska Kenya oo baadi goobaya Nin ka tirsan Al-Shabaab

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In