Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sida lagu caawin karo qoysas ku soo barakacay Beladweyne oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay isugu maamulka degmada Beledweyne iyo saraakiisha hay’adaha samafalka ee ka howlgalo magaaladaasi ayaa looga hadlay sidii dib u dajin iyo caawin loogu samayn lahaa qoysas ay soo barokiciyeen maleeshiyada Al-Shabaab oo soo gaaray magaalada Beledweyne.

Kulankaan oo mudo saacado socday ayaa waxaa diiradda lagu saaray qoysaska ka yimid deegaanada bariga iyo galbeedka gobolka Hiiraan sidii ay gurmad deg deg ah ku heli karaan, maadaamaa sida muuqata ay kasoo carareen dhibaatadii Shabaab ay qoysaskaasi ku hayeen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha degmada Beledweyne Macalin Cismaan Qalaafow oo kulanka kaddib Warbaahinta Qaranka lahadlay ayaa sheegay in kulanka muhiimadiisu ahayd sida lagu caawin karo dadka barakacayaasha ee Beladweyne soo gaaray.

Macalin Cismaan Qalaafow ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in guddi loo saaray tirada iyo qoysaska, halka ay badan kood ka yimaadeen oo hay’adaha kala shaqeeya caawinta gar gaarka.

Hadalka guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa imaanayaa iyadoo magaalada Beledweyne ay maalmahan kusoo qulqulayeen dad reer miyi ahaa oo kasoo cararay maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyadoo maanta ay kormeereen  meelaha ay qoysaskaasi soo degeen.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka “Hal sano laguma arag Soomaaliya kiis la xiriira cudurka dabeysha” SAWIRRO

Next Post

Kulan lagu xasuunayo Allaha u naxariistee Cali Iimaan iyo Mahad Axmed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Kulan lagu xasuunayo Allaha u naxariistee Cali Iimaan iyo Mahad Axmed oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan lagu xasuunayo Allaha u naxariistee Cali Iimaan iyo Mahad Axmed oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In