Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sida looga hortagi karo dhibaatada uu Qaadka ku hayo bulshada oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkani oo lagu baranayo casharo la xiriira dhibaatooyinka Qaadka ee dhinacyada caafimaadka iyo dhaqaalaha uu u leeyahay bulshada ayaa magaalad Muqdisho uga furmay ardayda dhigata JaamacadDa Banaadir, ayadoo munaasabadda furitaanka ay ka qeyb galeen Xildhibaan Csimaan Maxamuud Dufle, Maamulka iyo Maclimiinta Jaamacadaasi.

Siminaarkani oo hal maalin ahaa ayaa intii uu socday si weyn looga hadlay dhibaatooyinka bulshada Soomaaliyeed uu ku hayo Qaadka iyo ahmiyada ay leedahay in bulshada laga wacyigeliyo arintaasi.

Related posts

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026

Abuukar Cawaale Qaadiid oo u ololeeya joojinta Qaadka oo ka qeyb galay siminaarkani ayaa sheegey in min dowlad ilaa shacabka la iska kaashado ka hortaga dhibaatada uu qaadku ku hayo bulshada Soomaaliyeed.

“Waa gumeysi casri ah oo maskaxda  Soomaalida lagu kontroolo, maalkoodana lagu gurto, waxaan soo marey Hargeysa, Buuhoodle, Gaalkacyo,J ariiban, Boosaaso, Galmudug iyo meelo badan runtii dhibku waa dhib aad aad u fiday, waxaa loo baahanyahay in talaabo la qaado, aad baan ugu faraxsanahay Xildhibaankeena in uu caawa nala joogo, wana waajib muqadas ah oo saaran mas’uuliyiinta Soomaaliyeed in ay talaabo ka qaadaan”

Sidoo kale Guddoomiyaha Jaamacadda Benaadir Dr C/risaaq Axmed Dalmar ayaa sharaxay sida ugu fudud oo bulshada looga wacyi gelin karo arintaasi.

“Labo qodob oo ma aragtay loo baahanyahay in la qaado qodobna waxay tahay in la wacyi geliyo, Awareness loo sameeyo, ma aragtay tuulooyinka loogu tago oo dhallinyarada laga wacyigeliyo, taa ayada ahna Jaamacadda Banaadir way u qalabaysan tahay, diyaar ayaana u nahay” ayuu yiri Guddoomiyaha Jaamacadda.

Xildhibaan Cismaan Maxamuud Dufle oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa balanqaaday in doorkiisa uu ka qaadanayo wacyigelinta bulshada.

“Waxaan balan qaadaya in arrintaasi culeyska la saaro, Abuukar ayaa ka hadlay culayska ay leedahay iyo muhiimada buslahada Soomalaiyeed ay u leedahay sidii muqaadaraankana loo hakin lahaa, in doorkeeyga aan ka qaato bi’idinilaati tacaalaa oo arintaas aan socod siino abuukarna aan u fududeyno howlahaasi sidii uu  ku gudan lahaay, ayaan diyaar u ahay” ayuu yiri Dr Dufle.

Isticmaalka maandooriyaha Qaadka ayaa ah mid dhibaatooyiin ku hayo dhaqaalaha iyo caafimaadka bulshada Soomaaliyeed, ayadoo 20-kii sano ee la soo dhaafay ee uu burbur sanaana dalka uu batay isticmaalkiisa.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Premier banki oo soo bandhigay adeegyada uu soo kordhiyay {SAWIRRO}

Next Post
Premier banki oo soo bandhigay adeegyada uu soo kordhiyay {SAWIRRO}

Premier banki oo soo bandhigay adeegyada uu soo kordhiyay {SAWIRRO}

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫

October 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In