Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada XFS Oo Guddimyay Wadatashiga Wajiga Labaad Ee Tirakoobka Shaqaalaha Dowladda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada XFS Oo Guddimyay Wadatashiga Wajiga Labaad Ee Tirakoobka Shaqaalaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane sadiiq Xirsi warfaa ayaa maanta guddimayay wadatashiga wajiga labaad ee tirakoobka shaqaalaha dowladda ee uu xafiiskisa kula yeeshay guddiga shaqaalaha rayidka ee dowladda.

“Maanta, waxaan wada-tashi ka yeelanay daahfurka wajiga labaad tirakoobka madax ka tiriska ah ee Shaqaalaha Hay’adaha Dowladda. Waxaa la tiri koobi doonaa Hay’addaha aan Shaqaalahooda marin wajiga koowaad ee tirakoobka ayuu yiri sii hayaha wasiirka shaqada Mudane Xirsi warfaa.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

Sidoo kale sii hayah wasiirka shaqahada iyo arrimaha bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxa uu uga  mahadceliyay guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka doorka ay ka qaadanayaan dadaallada ku aaddan horumarinta Shaqaalaha dowladda.Iyada oo aan la helin Shaqaale Dowladeed oo karti leh inta badan dadaallada nabadda, Amniga iyo horumarinta dhaqan-dhaqaale ma noqon karaan kuwa miro-dhala.

Tags: Sii Hayaha Wasiirka Shaqada XFS Oo Guddimyay Wadatashiga Wajiga Labaad Ee Tirakoobka Shaqaalaha Dowladda
Previous Post

Ciidanka xoogga Dalka oo fashiliyay qaraxyo ay maleegayeen Al-Shabaab

Next Post

Faah Faahinta Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Next Post
Faah Faahinta Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Faah Faahinta Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In