Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Ahmiyadda Manhajka Waxbarashada Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Ka Warbixiyay Ahmiyadda Manhajka Waxbarashada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta ka warbixiyay ahmiyadda uu leeyahay manhajka waxbarashada aas aasiga ah ee ka dhaqangalay Dalka.

Wasiir Goodax oo maanta ka qeybgalay Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in  sameynta hal manhaj oo ku baxa Afka Hooyo ay tahay in ardayga uu ku barbaaaro dhaqankiisa iyo aqoon guud oo ku qoran  Af-Soomaali.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026

Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaqiijiyay in lala wareegay 24-dugsi, haatanna ay socdaan dadaal la doonayo in lala wareego 12-dugsi oo kale, wuxuuna intaa raaciyay in bilooyinka soo socda la nidaamin doono Jamacadaha faraha badan ee ka jira Dalka, maadaama hadda lagu guuleystay dhanka Waxbarashada aas aasiga ah.

Siihayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in  ay socdaan dadaallo ku aadan Sameynta siyaasad guud oo ku wajahan horumarinta waxbarashada Dalka

Previous Post

Turkiga oo sheegay in uu dhiirigelinayo midnimada iyo wadajirka dhinacyada Falastiin

Next Post

Beenin: Ku Been Abuurasho Magaca Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Next Post
Beenin: Ku Been Abuurasho Magaca Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Beenin: Ku Been Abuurasho Magaca Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In