Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siihayaha Wasiirka Tamarta Oo Muqdisho Ka Furtay Shir Horudhac U Ah Shirweynaha Qaran Ee Tamarta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Siihayaha Wasiirka Tamarta Oo Muqdisho Ka Furtay Shir Horudhac U Ah Shirweynaha Qaran Ee Tamarta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo u dhexeeya Wasaaradaha Tamarta iyo Khayraadka Biyaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed waxaa ka qeybgalay sii hayaha Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh, mas’uuliyiin ka kala socotay Wasaaradaha Tamarta ee dowlad Goboleedyada iyo marti sharaf kale.

Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh Siihayaha Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo ka hadashey furitaanka shirka ayaa muujisay ahmiyadda uu shirkan horudhaca ah u leeyahay u diyaar garowga iyo qabsoomidda shirweynaha Qaran ee looga hadlayo Qorshaha horumarinta Biyaha ee dalka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Wasiiradii ka socday Wasaaradaha Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad goboleedyada oo hadalo ka jeediyay furitaanka shirka ayaa waxa ay ka warbixiyeen baahiyaha dhanka adeeegyada biyaha ee ka jirta deegaanadooda, meelaha ay ku xoogan yihiin iyo dhinacyada ay baahiyaha u qabaan shacabka in laga caawiyo, waxaana ay soo dhaweeyeen qorshayaasha horumarineed oo ay hormuudka ka tahay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya.

Dhawaan ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha Qaran ee Qorshaha Hormarinta Biyaha dalka, kaasi oo ay hormuud ka tahay Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Qeybgalay Shir Muhiim Ah Oo Ka Furmay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Daah Furay Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Daah Furay Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Daah Furay Doorashada Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In