Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar baydhabo loogu furay shaqaalaha Wasaaradaha koonfurgalbeed iyo kuwa dowladaha Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Siminaar baydhabo loogu furay shaqaalaha Wasaaradaha koonfurgalbeed iyo kuwa dowladaha Hoose “SAWIRRO”

????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaarkan maanta uga furmay magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo xubnaha maamulka Gobolka Baay  ayaa waxaa si wadajir ah u soo qaban qaabiyey Wasaaradaha arrimaha Gudaha Soomaaliya, tan Maamulka Koonfurgalbeed iyo hay’adda UNDP, kasi oo socon doonaa mudo labo maalin ah.

Siminaarka ayaa lagu baran doonaa hanaanka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqeen karaan  Wasaaradaha Maamulka Koonfur Galbeed iyo waliba Xubnaha Maamulka Goblka iyo kan degmada Baydhabo

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Cabdiraxamaan Cali Gaab oo ah masuul mudo ka sooshaqeyey Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Fadaraalka Soomaaliya hadana ka mid ahaa mas’uuliyiinta ka socoday Hay’ada UNDP ayaa sheegay in hadafka laga leeyahay siminaarka ay tahay sidii shaqaalaha Wasaaradaha iyo kuwa dowladaha hoose ee Maamulka ay u wada shaqeyn karaan.

Guddoomiyaha Gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa dhankooda  si aad ah u soo dhaweeyey  siminaarka mudada labada maalin ah socon doono, waxaana sidoo kale sheegeen in waxbadan ka badali doonto wadashaqeenta dhexmarta Wasaaradaha iyo kuwa dowladaha hoose.

Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha iyo Dawladaha hoose  ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdiraxamaan Ibraahim Aadan oo furay siminaarka, ayaa ka qeyb galayaasha kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan tababarka muddada labada cisho ah, si ay ugu adeegaan bulshadooda.

Waa mid aad waxbadan aad ka faa’iidi doontaan marka kudadaala in aad waxbadani aad ka faa’iidaan, waxaana uu socon doona mudo labo maalin ah, waana mid aad ku baran doontaan sida aad u wada shaqeyn doontaan simanaarkuna waa noo furanyahay” ayuu yiri Mudane Cabdiraxmaan.

????????????????????????????

????????????????????????????

????????????????????????????

????????????????????????????

????????????????????????????

????????????????????????????

Previous Post

Shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo gabo gabeeyay Dubai “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo laga guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In