Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Siminaar ku saabsan ka hortagga fikirka xagjirka oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Shirka Siyaasadda Dhalinyarada oo Muqdisho ka furmaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Siminaar ku saabsan kahor taga fikirka xagjirka iyo isdhaxalka bulshada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo loo qabtay haween ka kala yimid 17 ka degmo ee Gobolka Banaadir.

Tabbabarkan oo ay soo qaban qaabisay Ururka Haweenka Qaranka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Guddoomiye ku-xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax, Agaasimaha arrimaha bulshada ee Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Maryam Aadan Amiin iyo marti sharaf kale.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxaa haweenka ka qeybgalaya siminaarkaan ay diiradda saari doonaan ciribtirka iyo la dagaallanka fikirka xagjirka iyo sidoo kale isdhaxgalka bulshada si meesha looga saaro in kooxaha argagixisada ay ku soo dhax dhuuntaan bulshada, waxaa kale oo looga hadlay in haweenka ay soo gudbiyaan xirfadaha ay rabaan in la baro si ay shaqo abuur u sameystaan.

Previous Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan hannaanka amniga doorashooyinka oo ka socda Uganda

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Shirka Meel Marinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xannaanada Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Shirka Meel Marinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xannaanada Xoolaha “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Shirka Meel Marinta Istaraatiijiyadda Horumarinta Xannaanada Xoolaha "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In